Jose Mourinho Oo La Waydiiyey Haddii Gabadhiisa Ay Jaceyl Xad Dhaaf Ah U Qaaday Mid Kamid Ah Ciyaartooyda Manchester United!

Bulsha:- Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey wararka sheegaya in gabadha Macalin Jose Mourinho Ay Jaceyl Xad Dhaaf Ah U Qaaday Mid kamid ah Xiddigaha

Mid kamid ah wariyayaashii ku sugnaa garoonka Old Traford ayaa kulankii ay United guusha weyn ka gaartay Sunderland kadib wayeydiyey waxa ka jiro  warka sheegaya in gabadhiisa ay jeclaatay  Jesse Lingard.


Mourinho oo dhoola cadddenayo ayaa ku yiri: ” Su,aashas waxaa fiicneyd inaad waydiiso dadka is jecel ee aad sheegeyso, aniga waxaad wax iga waydiisaa kulankaan iyo natiijada fiican oo ay gaartay kooxdeeda United”.

Wariyaha ayaa markaas kadib bilaabay inuu su,aalo kale waydiiyo maadama Mourinho uu yahay macalin inta badan su,aalaha ay waydiiyaan wariyaasha aanan ka jawaabin isagoo mar kasta kusoo celceliyo (No Comment).
Haddana LInkigaan hoose ayaad ka aqrisan kartaa warbixintii hore ee ka hadleysay inay gabadhaa jaceyl u qaaday Lindgard









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment