DAAWO SAWIRRO: Gabadha Ay Dhaleen Kajol Iyo Ajay Devgan Ee Nysa Waa Ay Kortay, Umana Muuqato Inay 13 Sanno Jir Tahay?

Bulsha:- Kajol iyo Ajay Devgan waxay ka mid yihiin lammaaneyaasha ugu awoodda badan shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood.

Laakiin wax aysan ka shabihin lammaaneyaasha Bollywood Town ayaa jirta waana in gabadhooda 13 sanno jirka ah Nysa aysan marnaba la falgelin saxaafadda isla markaana ay tahay gabar inta badan ay ka dhowraan diiradda warbaahinta India.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa la helay sawirro naadir ah oo muujinaya qaabka ay usoo kortay Nysa iyo sida ay u qurux badan tahay gabadhaan ay waalidka u yihiin atariishada weyn Kajol iyo Superstar Ajay Devgan.

Malaha waxaad xitaa shaki gelin doontaa inay 13 sanno jir tahay marka aad aragto sawirradeeda. Halkaan hoose ayaadna ka daawan kartaa sawirradaas oo ay inta badan kula jirto hooyadeed Kajol Devgan.

Sida ay u qurux badan tahay ayey ku muujineysaa sawirkaan, balse kama sidato quruxda aan suulin ee Kajol








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment