Bulsha:- Macalimad wax u dhigta arday ayaa waxay isku jebisay Malabyarowga Gacan Ku Sameyska ah (Sex Toy) cabirka ku dhexlumay caloosheeda ayaana lagu sheegay inuu yahay Todobo Inches.
Sheekadaani waxay ku dhacday Emma Phillips taasi oo dooneysay inay ku siigeysato malabyarowgaan gacan ku sameyska ah, wuxuuna ujeedkeedu ahaa inay kasoo meersato dareen galmoodkii ay la wadaagi jirtay saaxiibkeed Lee Miller, oo 29 sanno jir ah.
Si kastaba ha ahaatee, iyadoo shaqadii ay wadday ay meeldhexe u mareyso, Emma Phillips ayaa ka warheshay inuu ku jabay caaggaan gacanta lagu sameeyo. Taasina waxay keentay inay qalliin marto.
Lee waxay daaha ka qaaday inuu caloosheeda ka dhex gariiray caaggaasi, gabadhaan kasoo jeeda Wallasey oo Merseyside ah dalka England, ayaana haatan qalliin lagu sameeyey iyadoo laga soo saaray malabyarowgaas, haatan muddo lix bilood ah ayey sariirta saarnaan doontaa.
Halkaan hoose ayaad ka daawan kartaa sawirrada gabadhaan isku jebisay Malabyarowga Gacan Ku Sameyska ah.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment