Bulsha:- Waxaan dhawaan idiin la wadaagnay warbixin cajiib ah oo sheegeysa gabdhaha bedelay muuqaalkooda ama qaliin ku sameeyey wajigooda , gaar ahaan kuwa Bollywood-ka.
Waxaana kamid ahaa Atariishooyin caan ah sida Priyanka Chopra iyo Katrina Kaif kuwaasi oo dhamaantooda maqaarka iska dhigay.
Gabdhahaasi waxaa ay hada magac ka sameeyeen Bollywood-ka waxaana ay noqdeen atariishooyin caan ah , isbedelkaasi ay jirka ku sameeynayeen ayey ka raadiyeen in quruxdooda ay sii muuqato.
Laakiin waxaad maanta barandoontaan oo aad ogaandoontaa Atariishooyinka iska diiday in jirkooda ay qaliin qurux ku sameeyaan.
Kareena Kapoor ayaa hogaamineysa waxaana Kareena Kapoor ay kamid tahay gabadhaha ugu caansan Bollywood-ka kuwaasi oo ku kalsoon mar waliba jirkeeda dabiiciga waxaana ay diiday in jirkeeda ay ku sameeyso qaliin is qurxin ah.
Hadaba Hoos Kala Soco Atariishooyinka Oo Dhan Kuwaasi Oo Diiday Inay Jirkooda Qaliin Qurxin Ku Sameeyaan.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment