Bulsha:- Sanadkii 2015 dhacdooyin xasuus leh oo aan marnaba la iloobi karin, ayaa ka dhacay Hollywoodka, gaar ahaan waxaa jira lamaanayaal mudo isla noolaa oo kala tegay, halka qaar kalena ay qudbosiro isku guursadeen.
Waxaa aad dhib u ah in taageerayaal badan ay maqlaan in Jilaagii ay taageerayeen uu ka furtay gacalisadiisii uu aadka u jeclaa.
Sidoo kale waxaa jira lamaanayaal horay u kala tegay oo sanadkaas isku soo dhawaaday, sida Selena Gomez iyo Justin Beiber, kuwaasoo si aad ah saxaafada u qabsaday sanadkaas.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment