Jaamacad Ku Taala Japan Oo Bixinaysa Koorso Qariib Ah, Hadaba Waa Maxay Koorsadaas?

Bulsha:- Aqoonyahano u dhashay dalka Japan ayaa raadinaya kalgacal iyagoona hadda baranaya sida loo xanaaneeyo caruurta yar yar, islamarkaana si looga baabi’iyo kalinimo.

Koorsadan ayaa ah mid loogu talagalay in raga waa wayn ay bartaan sida caruurta loogu labiso, iyo sida loo xanaaneeyo taas oo ka caawin karta hooyada in ay ku baxsato marka ay xanuunsan tahay iyo marka ay dhashaba.
Jaamacada Ikumen University oo kaashanaysa shirkada Osaka ayaa si rasmi ah u bilawday koorsadan, taas oo noqonaysa midkii ugu horeysay ee dunida laga sameeyo.


“Waxaan doonaya in aan shahaado kaqaato sida aan caruurteyda u mareeynayo, waxaan doonaya inaan sameyo nolol wanaagsan sidaa darteeda koorsadan waxay ii tahay cashar,” ayuu u sheegay wakaalada Wararka ee Reuters Takeshi Akiyama oo kamid ah dadka koorsadan qaatay.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment