Bulsha:- Atariishada aan dhawaanahaan kasoo muuqan shaashadhada ee Mallika Sherawat ayaa lagu soo waramayaa iney guur qarsoodi ah la gashay jaceylkeeda cusub Cyrille Auxenfans kaas oo u dhashay dalka faransiiska.
Sida warbixinta lagu qoray Mallika ayaan qorsheyneynin iney dib ugu soo laabato Hindiya iyo Bollywoodka taasoo sii kordhisay shakiga laga qabay guurkeeda balse haatan waxaa u muuqataa qof saldhigatay caasimadda France ee Paris.
DNA ayaa ku warantay iyadoo xiganeyso shaqsiyaad u dhaw Mallika iney bishii May ee sanadkaan ay guursatay Cyrille Auxenfans, sidoo kalana warbixinta ayaa intaas ku dartay iney Mallika ka fakari doonto seygeeda isla markaana aysan qorsheyneynin iney so rogaal celiso.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment