Dhacaanka cad ee dumarka ka yimaado waa maxay oo sidee loo daaweeyaa

Bulsha:- Dhacaanka adag ee dumrka farjigooda ka yimaada inta badan wuxuu tilmaamayaa inay jiraan cudurro xagga gudaha, 

dhacaanka shaqo kuma laha dhiigga caadada marmar waxaa la socda cuncun siiba faruuraha farjiga dumarka, 

mararka qaarkooda aad buu u urayaa wuxuu yeelanahayaa qurmuun daran, 

waxaa habboon inay ku dadaasho haweeneyda isku aragta dhacaankan nadaafadda hoose waa inay kastuumada maalmo badan xirnaanin oo ay xirato kastuumo suuf ah oo aan ahayn nayloon, waa inay ku nadiifisaa biyo qandac ah oo cusbo wata.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment