Noocee ugu mac wasmada ama aad ugu jeceshahay?

Bulsha:- Qubarada ku xeel dheer caafimaadka galmada ayaa sheegaya in mudada ugu dheer ee in ay socoto ciyaarta sariirta ay tahay 7- daqiiqo ila 13-daqiiqo , iyadoo dhab ahaan galmada socotoa 3- daqiiqo ay tahay tan ugu mac ( In Malabyarowga iyo xubinta haweenka isku miriqsanaadaan ilaa sedex daqiiqo).

Ragga badan ayaa jecel oo aamisan in mudada ay soconeyso galmada dheereeyaan halka haweenka inta badan aysan ka helin mudada garaacidda soconeyso .



Waxaana xusid mudan in arintaas ay tahay quraafaadka ragga iska dhaadhiciyeen iyadoo haweenka raaxada ka helaan galamada waqtiga gaaban ku dhacda .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment