Bulsha:- Dhakhtarad u dhalatay dalka Masar oo aad uga hadasho arrimaha galmada ayaa wax lala yaabay sheegtay, xitaa wariyaha waraysanayay aad buu ula yaabay, gabar baa soo dirtay su'aal oo dhahaysa waxaan ka soo gatay dal reer galbeed bahalka ninka caag ah si aan ugu raaxaysto dhib miyuu ii keenayaa, dhakhtaradda ayaa waxay tiri haddii aadan awoodin waad isticmaali kartaa sidoo kale nimankana way isticmaali karaa naagaha caagga ah dhakhtaradda waxaa kaloo ay sheegtay qalbka noocaas ah xitaa in laga helo dalka masar laakin si qarsoodi loo gado, tolow naagahan ma waasheen waa arrin lala yaabo runtii
Naag Masaari oo sheegtay in ay adeegsato guska caag ah
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment