Waa La Isla Leeyahay: Imisa Shaqsi Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Ayaa Magaca Khan La Baxeen

Bulsha:- Sedexda Khans (Aamir, Salman iyo SRK) oo kaliya gaar uma ahan magaca Khan waxaana jiraan xidigo badan oo Bollywood-ka kasoo muuqdeen kuwaas oo iyagana magacaan wataan.


Hadaba maanta waxaan idiin heynaa shaqsiyaadka caanka ah ee Bollywood-ka kasoo muuqdeen kuwaas oo magaca Khan iyagana wataan sidoo kalena loogu yeeriyo.

Dabcan shaqsiyaadkan jilaayaal kale ma ahan waxaa ku jiraan Director, shaqsiyaadka Dance-ga sameeyo iyo kuwo kale fadlan hoos kaga bogo:

Shah Rukh Khan

Salman Khan

Aamir Khan

Saif Ali Khan

Imran Khan

Salim Khan (Qoraa filimada qoro)

Amjad Khan

Kader Khan

Farah Khan (Director)

Saroj Khan (Dance-ga ayay sameysaa)

Fawad Khan

Irrfan Khan

Zayed Khan

Fardeen Khan

Feroz Khan

Sanjay Khan

Sohail Khan

Arbaaz Khan

Yusuf Khan – Dilip Kumar

Soha Ali Khan







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment