Abuurista Alle Layaab Malahan Daawo Sawirada Bisad Labo Madax Leh

Bulsha:- waxaa  dunida lagu arkay bisad labo madax leh waxa ayna nasiib u yeelatay in lagu qoro buuga arimaha mucjisoojin ka aduunka kusoo kordha .

intabadan xayawaanada mucjisada ah ayaa waxa y noolaadan wax ka yar bilo laakiin bisadaan ayaa waxa aynooleed inkabadan 5 sano

bisadaan ayaa waxa ay leedahay labo madax waxa ayna wax ka aragtaa labo indhood ayon labada kale aysan waxba ku arki jini

mucjizo
 halkaan hoose kadaawo sawirada bisadaan labada madax leh








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment