Waa Kuwee Heesaha Bollywood-ka Kuwa Safarka Markii Lagu Jiro La Qaado Ugu Wanaagsan (+Video)

Bulsha:- Maanta waxaan idiin heynaa heeso aad u macaan kuwaas oo laga soo dhex xulay heesaha wanaagsan oo ay Bollywood-ka sameeyaan.

Dabcan heesahan waxay leeyihiin fariin gooni ah madaama ay yihiin heesaha ugu wanaagsan ee Bollywood-ka qaadeen ayagoo safar ku jiraa.

Dabcan filimaan badan ayaan ku daawanay heeso wadooyinka lagu qaadayo xili safar la yahay balse maanta kuwo ugu xiisaha badan heesahan noocaan ah ayaan idiin heynaa.

Fadlan hoos ka daawo heesahan aadka looga helo xili walbo:

Dil Dhadakne Do- Zindagi Na Milegi Dobara Paint It Red- Zindagi Na Milegi Dobaara Patakha Guddi- Highway Hum Jo Chalne Lage- Jab We Met






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment