Bulsha:- Xanta iyo xod xodashada jilaayaasha Bollywood-ka ma ahan mid dhamaaneyso maantana waxaan idiin heynaa xidigaha ka tirsan Bollywood-ka kuwaas oo aan marnaba ka ahaan karin cabista Kafeega.
Dabcan qaar ka mid ah jilayaashan xitaa marka ay aflaantooda xayeysiin u sameenayaan waxay jecel yihiin koob bun ah gacanta ku heestaan si caraftiisa ay uga dhargaan!
Hadaba waxaa loo kuur galay oo daaha laga qaaday in 9-jilaa ay aad ugu waalan yihiin cabista Kafeega:

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment