Suurta Gal Ma Tahay In 4-Shaqsi Ee Sawirka Ka Muuqato Inay Halmar Sidaan Oo Kale U Kulmaan!!

Bulsha:-  Waxaan maanta idiin heynaa sawir xiiso gaar ah leh sidoo kalena hadal heyntiisa aad u sareyso waayo sawirkan ayaa mideeyay 4-qof oo miisaan culus ku leh Bollywood-ka.

Salman Khan, Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan iyo Aishwarya Rai oo hal meel wada taagan sidoo kalena hal sawir laga qaaday ma ahan wax sahlan.

Waxaa sidoo kale meesa ka muuqato in sawirkan uusan ahayn sanadahan iyo sanado u dhow dabcan waa bilawgii qarsan.

Waxaa intaas sii dheer in laga dheehan karo sawirka xiligii la qaadayay in Salman Khan iyo Aishwarya Rai uu jaceyl ka dhaxeeyay.

Hadaba maanta ma macquul ma ahan in 4-jilaa marklae sawirkan oo kale laga qaado iskaba dhaaf in Salman iyo Aishwarya ay hal goob isku imaadaan!!!
Dabcan Aishwarya Rai haatan reer ayay leedahay welina Bollywood-ka kama dhex bixin laakiin in iyada Salman Khan markale wada shaqeyn ama goob bulshada ay u badan tahay isku arkaan suura gal ma ahan!!








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment