Bulsha:- Inta badan atirishooyinka Bollywood-ka waxay jecel yihiin hadii ay reer yeeshaan in noloshooda gaarka ah aan lagu lifaaqin noloshooda fanka.
Sidaa darteed marwalbo waxay iska ilaaliyaan in sawiro laga qaado ama si lama filaan ah kaamirada qarsoon u qabato.
Balse maanta waxaan idiin heynaa qaar ka mid ah atirishooyinka Bollywood-ka oo fagaaraha imaadeen ayagoo uur leh sidoo kalena sawiro laga soo bandhigay xili hore iyo xili dhawaba:

Aishwarya Rai Bachchan


_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment