Qosol Kuuma Dhino Hadii Aad Aragto Sawiro Laga Qaaday Xidigaha Bollywood-ka Waa Hore!!

Bulsha:- Bollywood-ka ma ahan meel la isku ceeb asturo hadaba waxaana daaha laga qaadaa maalin walbo xog dadka ka qarsaneed ha noqoto sawiro ama arimo gaar ah.

Inkastoo aan sawiradaan sanadkii 2015 idinla wadaagnay haddana maahan kuwa la iloobi karo waana midda nagu qasabtay inaad mar kale soo daabacno markaan aragnay xiisaha ay leeyihiin. 

Hadaba maanta waxaan idiin heynaa sawiro kaa qosol siin doonaan qaarkood halka qaar kalena si aan habooneyn looga qaaday jilaayaasha Bollywood-ka, fadlan hoos kaga bogo sawiradan xiisaha badan:

Shahid Kapoor

Shahid

Salman Khan

Salman Bhai







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment