Daawo Sawir Oo Muujinaayo In Kareena Kapoor Laga Dareemi Karin Inay 36-Sano Sare U Dhaaftay!!

Bulsha:- Kareena Kapoor Khan marnaba looma dhawa karo dhan jiliin iyo dhanka Style-ka waxayna ka mid tahay atirishooyinka ugu soo jiidashada badan Bollywood-ka.

Hadana sanadihii ugu dambeeyay waxaa soo baxeen gabdho shidan oo haatan loolan adag ku hayaan Kareena Kapoor kuwaas oo doonayaa inay kursiga boqorada Bollywood-ka Kareena kala wareegaan.

Inkastoo Kareena ay noqotay marwo hadana gabadha u dhaxdo Saif Ali Khan waxaa laga soo bandhigay 10-sawir oo muujinaayo in Kareena aan marnaba laga dareemi karin in da’deeda ay sare u dhaaftay 36 maadama ay 2 bil dhaaftay.
Bal nala fiiriya sawirada hoos ka muuqdaan kadibna faalo ka bixi sida ay atirishadan weli u shidan tahay:







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment