Bulsha:- Arrin xiiso badan ayay daaha ka qaadeen Bollywoodlife, kaasi oo ah inay soo bandhigeen hooyooyinka ugu shidan kuwaas oo Bollywood-ka ka tirsan (Hottest moms of Bollywood!)
Hadaba hoos kaga bogo sawirada atirishooyinka Bollywood-ka ka tirsan kuwaas oo haatan ah hooyooyin sidoo kalena heestaan balse lagu timaamay kuwo soo jiidashadooda aad u sareyso.
Fadlan fikirkaaga ka dhiibo atirishada aad is leedahay waa mida ugu shidan hooyooyinka Bollywoodka ka tirsan:


_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment