Bulsha:- Way ku kala duwan yihiin ragga qaabka ay dhalfadooda tahay, (dhalfada waxaa laga wadaa guska ninka madaxiisa) rag waxaa jira dhalfo weyn leh oo bahalka intiisa kale u dhuuban,
iyo rag leh dhalfo dhuuban bahalka intiisa kale u buuran,
waxaa su'aal mudan in laysweydiidyo "naagaha nimankee ay ka helayaan xagga dhalfada" ?,
runtii shaqo kuma laha dhalfada kacsiga ninka iyo raaxada naagta, dhalfada weyn marka uu bahalka cambarka galo si fiican ayuu ugu dhegaya waayo afka ayuu ka weyn yahay gadaalna waa ka dhuuban yahay,
marka laga soo siibi rabo wuu yeeraa wuxuu dhahaa (dhoq dhoq)
sida saliingada dhakhtarka oo kale, laakin midka kale cod ma laha caadi buu u galayaa caadina wuu uga soo baxayaa, haweenka qaarkooda raaxo waxay ku dareemaan marka cambarkooda uu buuxsamo, cambarka waxaa buuxin kara bahalka weyn oo balaaran si fiican ayuu ugu dhegayaa

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment