Bulsha:- Waxaa la joogaa aakhir zamaan, moobeeladan soo batay ee smart phone ah dhib iyo dheefba way keeneen, Whatsup iyo Viber iyo Facbook Messenger hablihii ayay qaseen, gabar dhalinyar ah waxay gashay qalad ayna filanaynin aabbaheeda ayay u dirtay sawirkeeda oo qaawan self ah,
waxay u malaynaysay inay u dirayso saaxiibkeeda, markii sawirka baxay yaa soo celinkaro hee,
aabbhii wuu naxay markuu arkay sawirka gabadhiisa oo dharaaman jirkeeda oo dhan qaawan sida uu sheegay wargayska dalka UK ka soo baxo Mirror markaas aabaheeda wuxuu u qoray inantiisa : (Maku talagashay inaad ii soo dirto sawirkaaga oo qaawan?
aabbaha wuxuu u soo diray gabartiisa taleefan kama qabanin waxay u carartay saaxiibayaasheeda si ay dhibkan uga saaraan, kaddib arinta booliska dalkaas ayaa soo dhexgalay meesha ayaa lagu damiyay sheekada.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment