Sawir Make Up La’aan ah oo laga heley Atariishada Deepika oo aad loo hadal hayo.

Bulsha:-  Sawirkii ugu dambeeyey ee baraha bulsahda ay ku baahisay Deepika waliba bishaan November 10, waana 3 maalmood ka hor ayaa waxaa uu sameeyey soo jiidasho kadib markii aktarada ay kasoo muuqatay shaashada caalamka iyado aan wax Make Up aan isticmaalin.

Deepika waxaa ay ku mashquulsantahay sameeynta filimada Hollywood-ka waxaana hada aktaradaana ay sameeysey dhawaan filimkeeda ugu horeeyey ee shirkada Hollywood.

Jiliin ahaa qaabka ay gabadhaan ugu soo muuqata shaashada aad ayaa loola dhacay waxaana la sheegay in mar hore la ogaa saameeynta ay yeelandoonto.

Hadaba waxaa ay hogaaminayaa dhowr atariisho oo ay filimaan kasoo muuqdeen iyadoo aan istimaalin Make Up.

Waliba waxaa ka muuqatay murugo Deepika markaad fiiriso sawirka hoose waxaana uu ka turjumayaa in marxalada hoose ee nolosha ka hadleeyso.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment