Katrina Kaif, Maxay ku jawaabtey marka la weydiiyey, Madaxweeyne Trump , Maxaad I weydiin lahayd

Bulsha:- Todobaadkii lasoo dhaafay gaar ahaan maalintii khamiista Dowlada Mareeykanka waxaa ay doorteen Madaxweeynihii 45aad ee wadankaasi maamula ,waxaana doorasahadaasi ku guuleeystay Donal Trump oo ah ganacsade aad loo yaqaan.

Tan iyo markaas waxaa leeys la dhexmarayaa dooda ah natiijadii kasoo baxday doorashadaasi waxaana lala yaabanyahay sida uu Trump u maamulidoono caalamka maadaama dowlad awood badan madax u noqday.

Shaqsiyaad caan ah oo ay isugu jiraan , siyaasiyeen , Jilaayaal , Shacab kala duwan ayaa wali hada haay , sidaasi darteeda waxaan idiin heeynaa su’aal layaab badan oo Katrin haddii loo ogolaan lahaa ay weeyndiin lahayd Donald Trump.

Katrina iyo Karan ayaa wax badan wada shekeeystay waxaa ay isweydiinayeen su’aalo waxaana Katrina la weydiiyey ugu dambeeyn , ”Katrin Kasoo qaad inaan ahay Madaxweeyne Trump , Maxaad I weydiin lahayd?

Katrina waxaa ay tiri si dhaqsi leh waliba waa ay fududahay, waxaa tahay Madaxweeynaha caalamka oo dhan, waa laguu doortay , ”Laakiin Ma Tahay Doorasho Dhab Ah? Waxaana ay sii raacsiisay Waa Su’aal Muhiim Ah?.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment