Bulsha:- Anushka Sharma iyo Diljit Dosanjh ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyey waqtiga la daawandoono filimkooda Phillauri.
Sheeko ahaan filimkaan waxaa uu aad kaga hadlayaa dhaqamada Punjab ,waxaana door fiican ka geeysandoonaan oo kasoo muuqandoonaan Diljit Dosanjh, Suraj Sharma, Mehreen Pirzada iyo Anushka.
”Hi Asxaabta Phillauri waxaan la daawandoonaa March 24, 2017, ” Anushka ayaa sidaa kusoo qortay bareeda Twitter-ka.
Dhanka kale jilaaga ama aktarka filimka ee Diljit Dosanjh ayaa dhankiisa bartiisa Twitter-ka u xaqiijiyey sheekadaan.
Director-ka filimka Anshai Lal Iyo qoraaga sheekada filimkaan Anvita Dutt ayaa dar darta ugu xoogan geliyeen filimkaan waxaana ay bilaabeen duubistiisa sanadkaan bilowgiisa,waxaana hada la rajeeynayaa in la daawado sanadka cusub.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment