Ninkaan Waa Dambiile Xabsi Ku Jiro Wuxuuna Heystaa Ilaa 1 Billion Oo Lacag Ah Sidee Ku Dhacday?

Bulsha:- Joaquín Guzmán Loera oo nin u dhashay dalka Mexican kaasoo madax ka ah Sinaloa Cartel oo ah urur ka shaqeeyo daawooyinka muqaadaraadka.

Ninkaan ayaa laba jeer xabsi galay, markii ugu horeysay waxay aheyd sanadkii 2011, iyo sanadkii 2015 markaas oo lasoo qabtay February 2014.

Intii uu ninkaan ku jiray shaqadaan  wuxuu kasbaday lacag badan oo lagu sheegay ilaa 1 Billion sida uu sheegay wargeyska Forbes, markaas oo uu kusoo daray liiska dadka ugu awooda badan adduunka isagoo liiska kala soo muuqday madaxweynayaasha France iyo Venezuela.

Boqortooyada Gusman ayaa isku balaarisay wadamo badan oo ka tirsan Yurub iyo Australia, waxaana lagu tiriyaa inuu ka qeyb qaatay dagaalkii dhiigga ku daaday ee daroogada kaasoo galaaftay ilaa 100,000 oo qof.

Haddaba macluumaadka Ninkaan oo  kooban hoos ka aqriso

Magaciisa:  Joaquín Archivaldo Guzmán Loera
Halka Uu KU Dhashay” La Tuna, Badiraguato, Sinaloa, Mexico
Taariikhda Uu Dhashay : Apr 04, 1957 (age 59)
Dhalashadiisa: : Mexican
Asal Ahaan: Mexican
Shaqadiisa: Drugs
Dhererkiisa: 5’6″ (1.68 m)
Culeyskiisa: 165 lbs (75 kg)
Xaaladda Guurka: Wuxuu guursaday (Emma Coronel Aispuro) iyo kuwa kale
Ilmahiisa: : Ugu Yaraan 10 Cunug ayuu heystaa
Aqoontiisa:  Lama sheegin
Waxa Uu Xiiseeyo: Lama Sheegin







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment