Meeqa Xayawaan ayaa kaaga muuqda sawirka, Tijaabi Indhahaaga ?

Bulsha:- Tijaabi Indhahaaga, Meeqa Xayawaan ayaa kaaga muuqda sawirkan?  Sawirka waxaa ka dhex muuqda dhowr xayawaan. 


Tani waa su'aal adag oo dadka aysan ka wada jawaabi karin in yar mooyee, Soo qor Comment hadaad haysid ama sheegi kartid jawaabta saxda ah.  Aqristayaasha Jilaa.com ayaa taasi ka sugeynaa jawabta hadii aay hayaan .

Jawaabta comment ayaa ku baxin kartaan ama waxaad noogu soo diri kartaan email-ka hoos ku qoran.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment