Jay Z waxaa lagu tilmaamay aabbe wanaagsan oo qoyskiisa u tanaasulay

Bulsha:- Fanaanka Mareykanka ah ee Jay Z oo sanado yar kaliya aabbo ah ayaa saxaafada ay maalmahan hadal haysay sida uu u gudanayo waajibaadkiisa aabanimo iyo sida uu ugu raaxeysanayo doorkaasi. 

Saxaafada iyo baraha bulshada ku hadasho ayaa waxaa ay Jay Z ku sheegeen inuu yahay aabo kii u fiicnaa. Jay Z inkastoo uu soo maray nolol gaangisttarnimo ah maantay waxaa muuqata inuu ka gudbay taasi oo uusoo jeestay nolosha wanaagsan iyadoo uu u tanaasulay qoysiisa.

Jay Z ayaa la arkaayay isagoo xambaarsan inantiisa Blue Ivy oo ay u dhashay xaaskiisa fanaanada Beyonce.  







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment