Lamaane isqabay 50 sano oo mar labaad aroos dhigtay ayagoo waayeel noqday, Daawo sawiradooda

Bulsha:-  Lamaanaha isku gaboobay ee kala ah Jim Stansfeild oo 74 jir ah iyo Carole Ann oo 71 jir ah kana soo jeeda dalka Inigiriiska ayaa waxey wada noolaayeen ilaa sanadkii 1962 dii ayagoo isguursaday 1966 dii. 

Lamaanaham ayaa go'aan ku gaaray in ay maamuusaan oo ay u dabaal dagaan sanadguurada arooskooda 50-naad ayagoo ku xuay si cajiib ah oo dadka soo jiidatay ayagoo dib u sameestay munaasabad iyo album aroos oo xusuus ah ayagoo gaboobay , ayagoo wali xirtay dharkii ay ku labisnaayeen xiligii guurkooda ee kasoo wareegatay 50 sano. 
Labadaan lamaane oo isbedel weyn uuku yimid ayaa balse waxan is bedelin oo sidiisi u muuqda jaceylkii dhex yaalay mudada nus qarniga , waxeyna caalamka u sheegen in uu jaceylku gaboobin in dadka ay gaboobaan mooyee. 







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment