Bulsha:- Layaab kulama noqondoonta haddii aad aragto jilaayaal badan oo ka tirsan Bollywood-ka kuwaasi oo doorar kala duwan ku jilayaan Afltaanata qaar ,waxaana mar waliba diirada la saaraa sheekada sida uu ula rabo Director-ka filimka.
Sidaasi darteeda waxaa laga doonayaa jilaaga inuu diyaar u yahay qaab waliba oo loo doonayo in filimkaan loo jilo taasi waxaa ay keeneysaa in Aktaro badan oo noocyo kala duwan ku jilayaan aflaanta.
Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan, Anil Kapoor waxaa ay kamid yihiin shaqsiyaadka iyaga oo aan wali gaarin da’ hadana filimaan kusoo jileen iyaga oo matalayaan duqnimo.
Inkastoo ay jiraan doorar badan oo ay horey kaga soo qeeybtaan waxaad dareemeysaa in dhalinyaranimada inta la iskala gudbay la isla aaday Duqnimadii.
Sidoo kale waxaa liiska hoose kasoo muuqandoono Varuun Dhawan oo kamid ahaa jilaayaasha kaasi oo dar dar kusoo galay Bollywood-ka.
Hadaba Hoos Kala Soco Jilaayaasha Dhalinta Ka Baxay Ee Duqnimada Aaday ,,,,,

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment