Haweenka qaarkood waxa ay jecel yihiin in kintirka laga kiciyo kor iyo hoos….waliba qaybta ………….

Bulsha:- qaarkoodna dhanka midig ee kintirka waana meesha uga kacsiga badan .

Sidaa darteed waxaa ninka la gudboon in lamaantiisa uu weydiiyo waxa ay doorbideyso gabartana waa in saaxibkeeda u sheegto iyada oo aan ka xishoon ogaaw ragga jaceyl waali ah ayay u soo qaadaan haweeneyda aan raaxada kala xishoon.

Marka ay dhacaan baashaal ciyaareedkaas ayna haweeneyda u bislaatay weerarka ayaa haboon in ninka ku soo salaamo malabyarowgiisa xubinta, waxa ayna haweeneyda sidaas loo sameeyo ay heleysaa gariirka galmada.

Ragg badan waxay ka sheegtaan geed yari waxay u maleeyaan in aysan naag qancin karin marka xaqiiqda laga hadlo, geedka inuu dheeraado iyo inuu gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada, waxaa muhimsan kaliya inuu aad u kaco oo adkaado, sida la ogyahay dumarka farjigooda oo dhan raaxada ma wada dareemo.
keliya 8 Sentimitir ayaa dareen leh wixii 8daas dhaafo xanuun bay ka dareemaan, haweenka waxay rabaan nin bahal adag, marka walaal dhowrsanaanta ayaa ka dhigto ninka qof nolosha guurka ku guulaysan doono laakin qofka naagaha xaaraanta aan iska ilaalinin ama seegada badsada hadhow marka uu guursado ayuu ka shallaayi wuxuu is arki hal daqiiqo kaddib inuu biyabbaxo, ama bahalkiisa oo noqda sida hilib balaq ah.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment