Bulsha:- Xaaslayaasha Qaar isku Dabci maaha Marka galmada la sameyaya qofba Waxa uu Jecel Yahay inuumeel Ka Bilaabo Raaxada inta aan leysu Galmoon Weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa . Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana . Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .
Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga dhigato isu qurxi , ku dhalaali dhiinkaada qortiisa , roobna uga dhig dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan xanaano. Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo baahan yahay in lala yimaado .
Talaabaada koowaad ee loo baahan yahay waxa ay tahay in labada lamaane ahaadaan kuwo ka fog daal iyo fikir si loo helo gariir macaan oo dhanka galmada ah . In jirka ahaado mid fir-forcoon maxaa yeelay hadii jirka daalan yahay lama helayo raaxo , ogaaw raaxadana waxa ugu macaan midda saqda dhexe .
RIIX SI AADA WAXA OGA BARATO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment