Bulsha:- Naagaha way ku kala duwan yihiin meelaha ay ka kacsadaan, sida la ogyahay jirka naagta oo dhan waa meel kacsi laga keeni karo, adiga ayaa lagaa rabaa inaad dareento xaaskaaga meesha ay ugu daran tahay meelaha ugu muhimsan waa:-
1 kintirka
2 naasaha ibtooda
3 gumaarka
4 dhegaha
5 bishimaha
6 kilkilaha
7 cajaraha siiba gudahooda meesha u dhow farjiga
8 baryaha
9dhabarka
marka waxaad ka ogaan kartaa inaad fiiro gaar u yeelatid dareenkeeda, meesha ay aad u jeceshshay marka laga taabto jiriirico ayaa qabato indhdha ayay caddeynaysaa xaadeeda way istaagaysaa jimicsi ayay bilaabaysaa, waxaa kaloo aad samayn kartaa inaad weyddiiso meesha ay aadka ugu kacsato, waxaa la rabaa inaysan kaa xishoonin oo ay kuu sheegto meesha ay ka kacsato.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment