Daawo Sawirada: Katrina Kaif Iyo Ranbir Kapoor Oo Aduunyada Waali Ku Rideen Kadib Markii Ay Wado Ku Wada Kulmeen, Maxaa Dhacay?

Bulsha:- Sida aan lasocono Ranbir iyo Katrina Kaif inuu xiriirkooda wada dhamaaday , laakiin waxaa lasoo bandhigay sawir aduunka oo dhan qabsaday kadib markii ay wadada isla mareen labadii lamaane ee la isku xamaneyey.

Waxaa la arkay gacan ku dhegan gacantii Katrin Kaif oo labada lamaane gacmaha is heeystaan , laakiin waxaana ay ahayd gacan kale mana ahayn middii Ranbir Kapoor.

Shaqsiyaadka badan oo ka tirsan Bollywood-ka ayaa xaley ka qeeyb galeen abaalmarinta Global Citizen India Festival 2016, waxaana Katrina Kaif ay heshay Kapoor kale , laakiin waxaa labada shaqsi oo la socday Ranveer Singh ay wadada ku marareen si farxad leh.

Xiriirkaan aan si cad ah u cadeeyn hadana akhistoow waxaad is weydiineysaa ma Ranbir iyo Katrina wada socda.

SAWIRADA:






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment