Bulsha:- Nimcaan Hilaac oo Muqdisho Kusoo Laabtay Video cusubna duubaya
Fanaanka caanka ah ee Nimcaan Hilaac ayaa Jabuuti ka tagay kuna laabtay Muqdisho
isago halkaa u jooga hawlo shaqo.
Sawiradan waa muuqaal cusub oo uu soo wado fanaanku.
Ha moogan heestaan cusub aan mardhow idiin soo bandhigi doono

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment