Daawo: Wargeyska Dhambaal oo dib u hawlgalay 25 sano ka dib

Bulsha:- Magaalada Muqdisho waxa markii ugu horeysay mudo 25 sano kadib maanta dib usoo baxay wargeyskii la oran jiray Dhambaalka ee ay soo saari jirtay Akadeemiyada Cilmiga,Fanka iyo Suugaanta ee Soomaaliya.

Munaasabad weyn oo lagu soo bandhigayay nuqulkii ugu horeeyay ee wargeyskaasi ee soo baxay saaka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Wargeyskan oo lagu qori jiray maqaalo kahadlaya dhaqanka iyo taariikhda ayaa la burburay dagaaladii sokeeye ee wadanka ka dhacay markii la riday dawladdii hore 1991kii.



Daawo: Wargeyska Dhambaal oo dib u hawlgalay 25 sano ka dib






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment