Sawirro: Reer galbeedka oo xusay maalinta Reer Aakhiraadka (Mucjis)

Bulsha:- Inta badan wadamada reer galbeedka ayaa waxaa xiligaani oo kale laga xusaa maalinta reer Aakhiraadka waxa ayna dadku yihiin kuwa isku muuqaal ekeysiiya reer Aakhiraadka.

Dadka qaar ayaa ku soo labistay dhar loo muuqaal ekeysiiyay qof dhaawacan oo khabriga kasoo baxay, halka qaarna ay kusoo labisteen dhar u eg lafaha bani’aadamka.

Qaarkood ayaa wata baangad iyo mindiyo la mariyay rinji gaduud ah, waxa ayna ku cabsi galinayaan daawadayaasha.

Sidoo kale, dadku waxa ay soo bandhigayeen waxyaabo cabsi galinaaya ruuxa daawadaha ah, waxa uuna ujeedku yahay in maalintaasi loogu tallo galay xuska reer Aakhiraadka si wanaagsan loo guto.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment