Daawo Sawirada:- Makhaayado hilibka eyga dadka siin jiray ayaa lagu qabtay sacuudiga

Bulsha:- Makhaayado hilibka eyga dadka siin jiray ayaa lagu qabtay sacuudiga

Koox u dhalatay dalalka asia ayaa lagu qabqabtay dalka sacuudiga gaar ahaan magalada caasida ah ee Riyaad markii ay ku iibinayeen makhaayado fara badan hilibka ayga, 




booliska ayaa ogaaday arintaas markaas ayuu weeraray, 

waxaa la sheegay ey keliya maysan qalaynin ee sidoo kale mukulaalaha ayay iyagana qali jireen.



waxaa la sheegay inay ku qarin jireen waxyaalaha carfaya 







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment