Bulsha:- Maanta waa maalinta Ragga aduunka loo asteeya (Internationl Men’s Day) waxaana sanad walbo loo dabaal dagaaa 19-ka November maalintaan caalamiga ah.
Hadaba dhinaca Bollywood-ka marka aan ka fiirino waxaa laga soo bandhigay 10-atoore oo ragganimo dheeraad ah iyo karti dhameestiran kusoo bandhigeen qaar ka mid ah filimada caalamiga ah oo ay mataleen.
Ragga waa kuwii dadka wax u qabto ama u gurmadaan ama bulshada dhibaatada ka dhowraan sida darteed 10-atoore oo 10-filim kusoo bandhigeen qaab jiliin ragganimo dhameestiran leh hoos kaga bogo:


_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment