Cristiano Ronaldo Oo Laga Soo Helay Sawirro Uu Kula Damaashaadayo Saaxiibtiis Cusub

Bulsha:- Waxay u aheyd maalin Taariikh badan markii Halyeeyga Portugal uu ku soo laabtay iyo kooxda uu ka bilaabay ciyaaraha kulankii Champions League ay Real Madrid ka hortagtay Sporting Lisbon xalay.

Laakiin Xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka dib Portugal nolol kooban ku soo qaatay Magaalada Jaceylka Paris halkaas uu ku leeyahay shirkad wanaagsan iyo saaxiibtiisa cusub.

Wuxuu u dabaal dagay dhalashadiisa 31-aad waxayna wada socdeen gabadha uu saaxiibka la yahay Georgina Rodriguez, iyagoona ka soo ka muuqday goobta lagu magacaabo Disneyland Paris, halkaas oo ay isugu yimaadaan dalxiisayaal aduunyada oo idin isaga kala yimaada, waana goob ay ku idil yihiin agab madadaalo oo idil.

Waxaa la soo helay Sawirro Ronaldo iyo Jaceylkiisa cusub Georgina Rodriguez oo goobtaasi ku baashaalaya, iyagoo dhoola cadeynaya marna is dhunkanaya waxaana waqti fiican ay ku qateen Paris.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA OO DHAN










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment