Bulsha:- maalin kasta waxaa kusoo biiro aqristayaal badan oo aan ku xirnaan jirin warbixinadii muhiimka ahaa ee webka lagu daabacay, markastana waxaan aragnaa codsiyo badan oo aan horey gudbinay, balse markii aan fiirinay codsiyda badan waxaan go,aansan warbixin kasta oo aan horey usoo qornay oo ay soo codsadaan ugu yaraan 4 aqriste inaan usoo gudbino, middaana waxay kamid ah tahay warbixinada ay soo codsadeen in ka badan 50 aqriste waana sida hoos aad kaga aqrisan kartaan
Inaba caadi ma ahan nolosha xidigaha Bollywood-ka waa mid hadal heynteeda wadato wanaag iyo xumaan waxa laga diiwaan galiyo.
Hadaba waxaan idiin heynaa qaar ka mid ah xidigaha Bollywood-ka ee sida weyn loogu amaanay ilaalinta balanta iyo waqtiga sidoo kalena shaqadooda dhanka filim sameynta aad u ilaaliyaan.
Dabcan 10-kan jilaa waxay dheer yihiin xidigaha kale ee Bollywood-ka waa waxa laga arkay iyo sida ay balanta ugu wanaagsna yihiin marka ay noqoto shaqadooda filim duubista iyo xitaa hawlaha kala ee hoos imaadaan.
Fadlan hoos kaga bogo 10-ka jilaa sida weyn la isugu raacay inay aad ugu wanaagsan yihiin ilaalinta balanta iyo waqtiga:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment