UK:Xaflad loogu dabaal Dagayo markii uu Islaamka gaaray London

Bulsha:- Golaha Islaamka (UK), ayaan sameen doono xaflad loogu dabaal dagayo markii uu islaamka soo gaaray London, xafladaan ayaa la qorsheeynayaa in ay dhacdo 16-07-2011, inshaAllah,  kana dhici doonto Sparc Green "Birmingham"

Sida Shabakada UKIM oo ah shabakad ka hadasha arimaha Qur'aanka ayaa sheegtay in Majliska Islaamka Ingiriiska in uu uga dan leeyahay xafaladaan sidii kalasooni loogo galin lahaa dadka, iyo sidii loo bari lahaa caqiidada islaamka iyo sidii loogu hortagi lahaa qaladaadka laga aaminsanyahy diinta islaamka.


Inta lagu guda jiro xaflada ayaa la soo bandhigi doonaa macluumaad ku saabsan qur;aan kariimka iyo anbiyadii (Ulul Cazimiga), Nabi Moxamed (SCW) iyo Nabi Ciise (CS), Nabi Muuse (CS), Nabi Nuux (CS) iyo Nabi Ibrahim (CS), sidoo kale waxaa lagu soo bandhigo doontaa xiriirka ka haxeeyo cilmiga cusub (technology) iyo quraan waxa ka dhaxeeyo

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com


xigashada warka: web spanish


Celebran una jornada de introducción del Islam en Londres


La jornada de introducción al Islam, será llevada a cabo el 16 de julio por el Consejo Islámico de Gran Bretaña "UKIM", en el Parque Sparc Green en Birmingham, Gran Bretaña.

El Consejo Islámico de Gran Bretaña, realiza estas ceremonias,con el fin de introducir a las personas la cultura, alas creencias y las ceremonias islámicas y enfrentarse a los malentendidos sobre el Islam y los musulmanes, informó IQNA, citando al página web informativa UKIM.

En el marco de estas actividades, se llevará a cabo una exposición para familiarizar a los visitantes con el sagrado Corán, el Profeta Mohammad "PB", el Profeta Abraham "P", el Profeta Moisés "P", el Profeta Jesús "P" y otros profetas divinos, y definir la relación entre las ciencias modernas y el sagrado Corán.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment