Bulsha:- Kadib Guuldaradii Xalay beerka looga Garaacay Naadiga Manchester City ayaa Waxaa lasoo Saaray Kartoon laga Sameeyey Macalinka Man United iyo Zlatan Ibrahimovic oo Cayrsanaya Hogaamiyaha Manchester City Pep Gauardiola kaas oo ay horay Xarasha ugu hayeen.
Manchester United ayaa Xalay 1-0 kaga badisay Manachester City kulan katirsanaa koobka 3 aad ee laga dheelo dalka England Waxaana Mourinho uu ka badiyey Guardiola kulankiisii 4 aad halka Zlatan Ibrahimovic uu markiisa aarsaday Markii uu ka Cayriyey kooxda Barcelona.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment