Nin qoorta ka gooyay naagtiisa kadib markii DNA ku ogaaday inuusan dhalin lix caruur ah

Bulsha:- Karen Rainford, waa Hooyada dhashay 6-da caruur, waxaa qoorta ka gooyay Ninkeeda, kadib markii uu Baaris DNA ku ogaaday in lixda canug uusan isaga dhalin balse magaciisa lagu qoray.

Ninkan oo aan magaciisa la xusin, ayaa la sheegay inuu Dhiig DNA ka qaaday dhamaan caruurta 6da ah, balse dhaqtarki uu usoo sheegay in xitaa mid kamid ah uusan isaga dhalin.


Ninkan ayaa kahor inta uusan dilka geysan asxaabtiisa qaar kamid ah u sheegay inuu dili doono xaaskiisa, maadaama ay qayaano weyn kula kacday.

Ninkan ayaa hada waxaa loo taxaabay xabsi, waxaana uu haystaa lacag gaareysa 2 Million Dolar.

Xigasho: Allnews







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment