Naag Runta ka sheegtay gabdhaha Kintirka laga gooyay ­Sir naageed

Bulsha:- Kintirka ama siilka haragiisa oo la aaminsanyahay in uu yahay xubin
aad u raaxo badan oo qeyb weyb ka cayaara raaxada wasmada dumarka

xiliga galamada ayaa ah meesha uga badan ee dumarku jecelyihiin in ay

ka helaan raaxada wakhtiga wasmada .

Culimada sayniska jinsiga ayaa waxey mudo dheer darsayeen xubintaan
iyo sida ay u shaqeyso iyo guud ahaanba sirta la xiriirta ee raaxada
jinsiga, taas oo lagu soo ogaaday in kintirku yahay meesha kaliya ee ka
tirsan xubinta taranka dumarka ee isla markaana aan wax shaqo toos ah
aan ku lahayn dhalmada, taas oo ka dhigan in kintirku yahay xubin loo
sameeyay ujeeda gaara oo ah in Haweeneydu ay ka hesho raaxo xiliga
galmada.

Magaca cilmi ahaan loo yaqaan kintirka oo dhaca qeybta kore ee xubinta
taranka ayaa ah Glans, waana wareeg yar oo kuusan oo qadar ahaana la
eg Digir yar, kaas oo la aminsanyahay in ay maraan ama ku kulmaan illaa
8 kun oo xidid dareen side oo afka qalaadna loo yaqaan

waana meesha qura ee ka tirsan jirka Banii’aadamka ee
cadad intaa la eg oo dareen side ay maraan, qeyb ahaana cadadka
dareen side ee Kintirku wuxuu labo u jibaar ka badanyahay kuwa mara
afka hore ee xubinta taranka Ragga bulshodoon.net .. waxey ini haysaa
Tusaalooyin fara badan sida







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment