Galmada shahwada raga basbeeska cuna oo dumarka gubta

Bulsha:- raga somaliyeed ayaa waxa lagu sheegaa inee yihiin rag aad u jecel basbeeska siiba basbeeska sabeedka nuuca loo yaqaab ee macaanta badan.

dumar badan oo la qabo ayaa ka cabanaayo ineey galmada shawada ragooda gubto oo siilka huro marka ragooda ku biya baxaan

waxay la mid tahay ayay leeyiihiin anigoo siilka basbees la iga shubay

gabdho badan oo galmada.net consultation la sameyay ayaa noo sheegay inee ka cabanaayaan galmada shahwada ragooda oo gubta xanfaf darana u keenta xubintooda taranka,

Sidaas darteed ayaa waxaa nagu dhalisay inaan war bixin ka diyaarino arintaan

gabdhaha guba galmada shahwada ragooda waxaan leenahay adinkaa u sabab ah ee ragiina bas beeska ka daaya tirada badan aad siineysaan oo u sheega inaad dhib ku qabtaan shahwada ragiina idiin gubaaya sida basbeeska camal

wax walba waxaa lagu xalin karaa in lamaanahaaga aad kala hadasho

shahwada kululna waxaa keeno raga oo basbees badan cunay sidaas ayaan u sabab ah


Noocyada xubinta taranka raga halkaan ka aqriso mowduuc gaar ah

halkaas ayaan ku soo koobeynaa barnaamijka tala bixinta galmada lamaanaha si ay isugu raaxeystaan galmada xalaasha

waa barnaamijkiinii aqoonta galmada ( Aadan yo).






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment