Bulsha:- xiliyada ugu macaan in galmo la sameeyo waxa waaye waqtiga qaboobaha ama barafka da aayo, hadaad xiligaas lamaantaada galma la sameyso waa humaan waxaad gaareysaan macaansiga galmada labadiina.
Galmada xiliga qabowga jiro ayaa laga qaada qandac maxaa yeelay labada lamaane jirkooda waa qandac oo ayagaa ayaa is qandacsanaayo,
meeshaasna labada lamaane waxay ka helaayan macaansi galmo oo sifiican ayaad isugu dhageysaan adiga iyo lamaanahaaga
GAlmada ugu macaan xiliga barafka da'aayo siiba yurub iyo amerika waxay ugu jecel yihiin lamaanaha is qaba ineey galmada sameeyaan waqtiyada barafka da aayo
somalina hori ayay ugu maah maahday xiliga roobka da'aayo ee qabowga jiro lug naageed haay ama lag haay oo loola jeedo hilib la cuno.
meeshaan ayaad ka garan kartaa galmada ugu macaan ineey tahay galmada la sameeyo xiliga qabowga jiro roobka barafka leh siiba.
halkaan ayaan ku soo koobeynaa aqriste mowduuceena galmada ugu macaan ee qaboobaha xiliga uu soo dhaco (Aadan yo).

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment