Bulsha:- Dabeecadu Ma’ahan wax uu qofka bini aadamka ahi iska yeel yeeli karo balse waa deeq rabi oo aan lagula qeybsan karin , Inta badan gabadha kaftanka badan waa laga xiiseyn badanyahay mida kale ee aan iyadu soo jiidasha lahyn.
Inkastoo aysan dadku wada aheen kuwa dabeecada kasiman hadana qalbi kastaa wuxuu jecelyahay inuu nolosha lawadaago qof farxad galin kara maadaama aysan wada noolaashuhu ku ekeen Habeeno qura.
Waxaa hubaal ah gabadh walbo oo fur furan misana kaftantaa ineey ka shacbiyad badan tahay mida kale , taasoon baaritaano badan ku sameynay ku Ogaanay in lasoo Damci ogyahay gabadha kaftanka badan dhoola cadeyntana Alle ugu deeqay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment