Bulsha:- Waxaa jirta hooyo taas oo dhalmadeeda ku hor marineysa iney cunto saabuun.
Jess Gayford waxaa ay wadaa uur 8 bilood ah waana cunugi labaad oo ay dhali doonto waxaana ay bilaawday iney cunto saabuunta dareeraha ah “liquid soap”.
Haweeneydaan waxaa ay sheegtay iney asbuucii cabto labo dhalo oo saabuuntaan ah.
“Dhib maleh ,waxaan xasustaa uurkii hore waxaan aad u jeclaa isticmalka digirta la dubay iyo burcad sidaa darted tani mucjiso ma’ahan.
Ninkeda Lee ayaa markii hore aad u walaacsanaa laakiin waxaa loo sheegay ineysan dhib u keeni doonin iney dhasho xaaskiisu.
sabun5
Waxyaabaha ay ka kooban tahay saabuunta dareeraha ayaa la sheegay ineysan saameyn weyn ku yeelan doonin caruurta iyo dumarka uurka kaleh, inkastoo aan loosoo saarin in la cuno.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment