Daawo Sawirada:- Baaskiilka Dunida ugu Miisaanka culus Ninka soo saarey iyo Sida looga daba ordo.

Bulsha:-  Nin u dhashay dalka jarmalka kuna nool magaalada Kiel ayaa waxa uu jabiyay Iskoor cusub ka dib markii uu soo saaray Baaskiil lagu sheegay kan Dunida ugu culees iyo Miisaanka badan 

Frank Dose waa Farsamayaqaan 49-jir ah wuxuuna ninkaan oo gudaha dalka Germany caan ka noqday soo saaray Baaskiil culeeska Miisaankiisa lagu sheegay 1.080 kiilo Gram halka dhirirkiisana uu ka yahay 105 Mitir .

Ninkaan ayaa xiliyada uu wadooyinka marayo waxaa aad uga daba yaaca dadka Shacabka ah iyo Wariyaasha Saxaafada, wuxuuna maalmahaan dambe caan ka noqday warbaahinta Caalamka gaar ahaan kuwa gudaha dalka Germany .






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment