Dumarka xijaaban oo loo diiday in ay caruurtooda usoo raacaan School-ka

Bulsha:- Ururka hooyinka iyo sinaanta ayaa dalbaday kulan kaas oo looga hadli doono sidii ay dumarka muslimaadka ah xijaaban loola macaamili lahaa iyadoo lala simayo dumarka kale aan xijaabneen ilmahooda iskuulka usoo raaca.

Anisa Fatxi oo 33 sano jir ayaa sheegtay in ay jeceshaay in loola macaamilooda sida haweenka aan asturneen.

Bishii Marso ee la soo dhaafay ayaa wasiirka waxbarashada Luc Chatel wuxuu xukmiyay in dumarka doonaya in ay ilmahooda usoo raacaan iskuulka ama ka soo dooonaan in ay waajib ku tahay in aysan la imaan wax muujinaya ramzi diineed  (astaan diin).

Wafdi la socoday Raisal Wasaaraha france ayaa sheegay in R/wasaaraha usoo dhisay  koox wasiiro ah kuwaasoo dib u eegi doonta go'aamadii hore ubaxay ee ku saabsanaa arimaha xijaabka.

Xigashada warka: http://www.lefigaro.fr/

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com




Les mères voilées veulent l'égalité
Les mères voilées veulent "être traitées comme les autres" et pouvoir accompagner leurs enfants lors des sorties scolaires, ont-elles demandé aujourd'hui lors d'une réunion publique à Paris du collectif Mamans Toutes égales (MTE).

"On voudrait être traitées comme des mamans normales, pas comme des mamans qui portent le voile", explique Anissa Fathi, 33 ans, qui explique que l'école d'un de ses enfants à Montreuil (Seine-Saint-Denis) refuse sa présence lors de ses sorties au nom de la "neutralité républicaine".

En mars, le ministre de l'Education nationale Luc Chatel avait jugé que les mères d'élèves accompagnant les sorties scolaires ne devaient pas montrer de signes religieux ostentatoires. Mais François Fillon est réticent face à une interdiction d'accompagnement. Un "groupe interministériel (principalement Intérieur et Education nationale) a été mis en place pour faire des propositions dans un rapport, a priori d'ici l'automne", selon l'entourage du premier ministre.

Le collectif MTE a appelé à être "très vigilants"à la rentrée, lors du "vote des règlements intérieurs" de septembre 2011.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment